Yeremyaah 29:28 KQA

28 Waayo, isagu cid buu noogu soo diray Baabuloon, oo wuxuu yidhi, Maxaabiisnimadiinnu waa muddo dheer, haddaba guryo dhista, oo ku hoyda, oo beero beerta, oo midhahoodana cuna.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 29

arki Yeremyaah 29:28 macnaha guud