Yeremyaah 29:7 KQA

7 Oo waxaad nabad u doondoontaan magaaladii aan idinka yeelay in laydiin kaxaysto idinkoo maxaabiis ah, oo iyada Rabbiga u barya, waayo, idinku nabaddeeda ayaad nabad ku heli doontaan.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 29

arki Yeremyaah 29:7 macnaha guud