Yeremyaah 30:15 KQA

15 Bal maxaad ula qaylinaysaa nabarkaaga? Xanuunkaagu waa mid aan bogsan karin, waana xumaantaadii badatay aawadeed, oo waxaan waxyaalahan kuugu sameeyey waa dembiyadaadii sii kordhay aawadood.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 30

arki Yeremyaah 30:15 macnaha guud