Yeremyaah 31:3 KQA

3 Rabbigu waa horuu ii muuqday, oo wuxuu igu yidhi, Waxaan kugu jeclaaday jacayl daa'im ah, oo sidaas daraaddeed raxmad baan kugu soo jiitay.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 31

arki Yeremyaah 31:3 macnaha guud