Yeremyaah 32:19 KQA

19 Xagga talada waad ku weyn tahay, oo xagga shuqulkana waad ku xoog badan tahay. Indhahaagu way u furan yihiin jidadka binu-aadmiga oo dhan, si aad mid kasta ugu abaalmarisid sidii jidkiisu ahaa iyo sidii midhaha falimihiisu ay ahaayeen.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 32

arki Yeremyaah 32:19 macnaha guud