Yeremyaah 32:2 KQA

2 Markaasaa ciidankii boqorka Baabuloon Yeruusaalem hareereeyeen. Oo Nebi Yeremyaahna wuxuu ku xidhnaa barxaddii xabsigii ku dhex yiil gurigii boqorka dalka Yahuudah.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 32

arki Yeremyaah 32:2 macnaha guud