Yeremyaah 34:15 KQA

15 Idinkuse haatan waad soo noqoteen, oo wax qumman ayaad hortayda ku samayseen markii ninkiin kastaaba uu deriskiisa xorriyad ugu dhawaaqay, oo axdi baad hortayda ku gasheen idinkoo gurigii laygu magacaabay jooga.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 34

arki Yeremyaah 34:15 macnaha guud