Yeremyaah 36:20 KQA

20 Markaasay boqorkii oo barxaddiisa jooga u galeen, kitaabkii duudduubnaase waxay dhigeen qolladdii Eliishaamaac oo karraanigii ahaa, oo erayadii oo dhanna boqorkay u sheegeen.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 36

arki Yeremyaah 36:20 macnaha guud