Yeremyaah 36:30 KQA

30 Sidaas daraaddeed Rabbigu wuxuu Yehooyaaqiim oo ah boqorka dalka Yahuudah ka leeyahay, Isagu ma uu yeelan doono mid carshigii Daa'uud ugu fadhiista, oo meydkiisa waxaa maalintii loo xoori doonaa kulaylka, habeenkiina sayaxa barafoobay.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 36

arki Yeremyaah 36:30 macnaha guud