Yeremyaah 38:14 KQA

14 Markaasaa Boqor Sidqiyaah u soo cid diray oo kaxaystay Nebi Yeremyaah, oo wuxuu gaystay iriddii saddexaad ee guriga Rabbiga. Kolkaas boqorkii wuxuu Yeremyaah ku yidhi, Wax baan ku weyddiinayaaye, inna waxba ha iga qarinin.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 38

arki Yeremyaah 38:14 macnaha guud