Yeremyaah 38:16 KQA

16 Markaas Boqor Sidqiyaah si qarsoodi ah ayuu Yeremyaah ugu dhaartay, oo wuxuu ku yidhi, Rabbiga nool ee naf ina siiyey ayaan ku dhaaranayaa inaanan ku dili doonin, ama aanan gacanta raggan naftaada doondoonaya kugu ridi doonin.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 38

arki Yeremyaah 38:16 macnaha guud