Yeremyaah 38:20 KQA

20 Laakiinse Yeremyaah wuxuu ku yidhi, Iyagu kuma ay gacangelin doonaan. Waan ku baryayaaye addeec codka Rabbiga ee aan kugula hadlay, waanad nabdoonaan doontaa oo naftaaduna way sii noolaan doontaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 38

arki Yeremyaah 38:20 macnaha guud