Yeremyaah 39:6 KQA

6 Markaasaa boqorkii Baabuloon Sidqiyaah wiilashiisii Riblaah ku laayay aabbahood oo arkaya, oo weliba boqorkii Baabuloon wuxuu kaloo laayay kuwii gobta ahaa ee dalka Yahuudah oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 39

arki Yeremyaah 39:6 macnaha guud