Yeremyaah 4:11 KQA

11 Oo wakhtigaas waxaa dadkan iyo Yeruusaalemba lagu odhan doonaa, Dadkayga dabayl kulul ayaa uga iman doonta xagga meelaha dhaadheer ee cidlada ku yaal, mana ahaan doonto mid wax haadinaysa amase wax safaynaysa,

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 4

arki Yeremyaah 4:11 macnaha guud