Yeremyaah 4:4 KQA

4 Raggiinna dalka Yahuudah iyo kuwa Yeruusaalem degganow, Rabbiga isu guda, oo iska gooya buuryada qalbigiinna, si ayan cadhadaydu u soo bixin sida dab oo kale, oo ayan u hurin si aan innaba loo demin karin sharka falimihiinna aawadiis.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 4

arki Yeremyaah 4:4 macnaha guud