Yeremyaah 42:11 KQA

11 Boqorka Baabuloon oo aad ka baqaysaan ha ka cabsanina. Rabbigu wuxuu leeyahay, Innaba isaga ha ka cabsanina, waayo, anigaa idinla jira inaan idin badbaadiyo oo aan gacantiisa idinka samatabbixiyo.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 42

arki Yeremyaah 42:11 macnaha guud