Yeremyaah 45:3 KQA

3 Adigu waxaad tidhi, Anigaa iska hoogay haatan, waayo, Rabbigu xanuunkaygii murug buu iigu sii daray. Taahiddaydii, waan la daalay, oo innaba nasasho ma aan helin.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 45

arki Yeremyaah 45:3 macnaha guud