Yeremyaah 46:14 KQA

14 Masar ka dhex sheega, oo Migdol ka dhex naadiya, oo weliba ka dhex naadiya Nof iyo Taxfanxeesba, oo waxaad tidhaahdaan, Istaag oo isdiyaari, waayo, intii kugu wareegsanayd oo dhan seef baa baabbi'isay.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 46

arki Yeremyaah 46:14 macnaha guud