Yeremyaah 47:3 KQA

3 Gurdanka qoobabka fardihiisa xoogga badan iyo yaacidda gaadhifardoodyadiisa, iyo xiinka giraangirihiisa aawadood ayaa aabbayaashu ayan dib u dhugan doonin carruurtooda, waayo, gacmahoodu cabsi bay la taag gabeen,

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 47

arki Yeremyaah 47:3 macnaha guud