Yeremyaah 48:1 KQA

1 Rabbiga ciidammada oo ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu reer Moo'aab ka leeyahay, Waxaa iska hoogtay Neboo! Waayo, iyadu way baabba'day. Qiryaatayim waa la ceebeeyey oo waa la qabsaday, Misgaabna waa la ceebeeyey, waana la dumiyey.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 48

arki Yeremyaah 48:1 macnaha guud