Yeremyaah 48:18 KQA

18 Dadka Diibon degganow, sharaftaada hoos uga soo deg oo oon la fadhiiso, waayo, waxaa kugu soo duulay baabbi'iyaha Moo'aab, oo isagu wuxuu dumiyey qalcadahaaga adadag.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 48

arki Yeremyaah 48:18 macnaha guud