Yeremyaah 49:24 KQA

24 Dimishaq way taag gabtay, oo waxay u jeesatay inay cararto. Naxdin baa ku dhacday, oo cidhiidhi iyo xanuun baa qabtay sidii naag foolanaysa oo kale.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 49

arki Yeremyaah 49:24 macnaha guud