Yeremyaah 50:17 KQA

17 Dadka Israa'iil waa sida ido kala firidhsan oo kale. Libaaxyaa kala eryay. Markii hore waxaa baabbi'iyey boqorkii Ashuur, oo markii dambena Nebukadresar oo ah boqorka Baabuloon ayaa lafihiisii burbursaday.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 50

arki Yeremyaah 50:17 macnaha guud