Yeremyaah 50:25 KQA

25 Rabbigu meesha hubkiisuu furay, oo wuxuu soo bixiyey hubkii dhirifkiisa, waayo, Sayidka ah Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay shuqul uu ku dhex samayn doono dalka reer Kaldayiin.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 50

arki Yeremyaah 50:25 macnaha guud