Yeremyaah 50:3 KQA

3 Waayo, quruun baa xagga woqooyi iyada kaga soo kacaysa, taasoo dalkeeda cidla ka dhigi doonta, oo ciduna ma dhex degganaan doonto, oo dad iyo duunyaba way carareen, wayna tageen.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 50

arki Yeremyaah 50:3 macnaha guud