Yeremyaah 50:40 KQA

40 Rabbigu wuxuu leeyahay, Sidii Ilaah u afgembiyey Sodom iyo Gomora iyo magaalooyinkii u dhowaaba ayaan ciduna halkaas u joogi doonin oo uusan innaba binu-aadmina halkaas degganaan doonin.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 50

arki Yeremyaah 50:40 macnaha guud