Yeremyaah 50:7 KQA

7 Ku alla kii iyaga helayba wuu cunay, oo cadaawayaashoodiina waxay yidhaahdeen, Annagu dembi kuma lihin, maxaa yeelay, iyagu waxay ku dembaabeen Rabbiga ah rugtii caddaaladda, kaasoo ah Rabbigii ahaa rajadii awowayaashood.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 50

arki Yeremyaah 50:7 macnaha guud