Yeremyaah 51:2 KQA

2 Oo Baabuloonna waxaan u soo diri doonaa haadiyayaal, oo iyaday haadin doonaan, oo dalkeedana way madhin doonaan, waayo, maalinta dhibaatada dhinac kastay kaga soo duuli doonaan.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 51

arki Yeremyaah 51:2 macnaha guud