Yeremyaah 51:34 KQA

34 Nebukadresar oo ah boqorka Baabuloon ayaa i baabbi'iyey, wuu i burbursaday, oo weel madhan buu iga dhigay, wuuna i liqay sidii bahal weyn oo kale, oo wuxuu calooshiisa ka buuxsaday cuntadaydii macaanayd, oo dibadduu ii xooray.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 51

arki Yeremyaah 51:34 macnaha guud