Yeremyaah 51:58 KQA

58 Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Derbiyada balballaadhan ee Baabuloon waa la wada dumin doonaa, oo irdaheeda dhaadheerna dab baa lagu gubi doonaa, oo dadku waxtarla'aan buu u hawshoon doonaa, quruumuhuna dab, wayna daali doonaan.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 51

arki Yeremyaah 51:58 macnaha guud