Yeremyaah 51:7 KQA

7 Baabuloon waxay ahayd koob dahab ah oo Rabbiga gacantiisa ku jira oo dunida oo dhan sakhraamiyey. Quruumuhu waxay cabbeen khamrigeedii, oo sidaas daraaddeed quruumihii way wada waasheen.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 51

arki Yeremyaah 51:7 macnaha guud