Yeremyaah 52:27 KQA

27 Markaasaa boqorkii Baabuloon iyagii ku laayay Riblaah oo ku taal dalka Xamaad. Oo sidaasaa dadkii Yahuudah dalkoodii looga kaxaystay iyagoo maxaabiis ah.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 52

arki Yeremyaah 52:27 macnaha guud