Yeremyaah 6:13 KQA

13 Waayo, kooda ugu yar ilaa kooda ugu weyn midkood kastaaba wuxuu u go'ay damacxumaan, oo nebiga iyo xataa wadaadka inta ka dhexle midkood kastaaba been buu ku macaamiloodaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 6

arki Yeremyaah 6:13 macnaha guud