Yeremyaah 7:18 KQA

18 Carruurtu qoryay soo guraan, aabbayaashuna dabkay shidaan, naaguhuna bur bay cajiimaan inay kibis u sameeyaan boqoradda samada, oo ay ilaahyo kale qurbaanno cabniin ah u daadiyaan, si ay iga cadhaysiiyaan.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 7

arki Yeremyaah 7:18 macnaha guud