Yeremyaah 9:12 KQA

12 Waa kuma ninka xigmadda leh oo waxan garan karaa? Oo kan Rabbiga afkiisu la hadlay inuu waxyaalahan sheegi karaa waa kuma? Bal maxaa dalku u halligmay, oo uu sidii cidlo oo kale ugu gubtay, si aan ciduna u dhex marin?

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 9

arki Yeremyaah 9:12 macnaha guud