Yeremyaah 9:8 KQA

8 Carrabkoodu waa sida fallaadh wax dilaysa oo kale. Khiyaanuu ku hadlaa. Mid waluba deriskiisa nabad buu afka uga sheegaa, laakiinse uurka wuu uga gabbadaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 9

arki Yeremyaah 9:8 macnaha guud