Yexesqeel 1:11 KQA

11 Wejiyadoodu saasay ahaayeen, oo baalashooduna kor bay u kala fidsanaayeen, oo midkood kastaaba laba baal ayuu midka kan kale kula dhegganaa, oo labana waxay ku daboolnaayeen jidhkooda.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 1

arki Yexesqeel 1:11 macnaha guud