Yexesqeel 1:13 KQA

13 Oo xagga ekaanta xayawaanka waxay u ekaayeen dab qaxmaya dhuxulihiis iyo qoryo ololaya. Oo xayawaanka dhexdooduu hor iyo dib iska daba noqnoqonayay, oo dabkuna wuu dhalaal dheeraa, oo waxaa dabka ka soo baxayay hillaac.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 1

arki Yexesqeel 1:13 macnaha guud