Yexesqeel 1:23 KQA

23 Oo cirka hoostiisa ayaa baalashoodu ku toosnaayeen, oo midba kan kale xaggiisuu u sii jeeday. Oo midkood kastaaba wuxuu lahaa laba baal oo dhinacan uga daboolan iyo laba baal oo jidhkiisa dhinacaas ugu daboolan.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 1

arki Yexesqeel 1:23 macnaha guud