Yexesqeel 10:22 KQA

22 Oo wejiyadooduna waxay ahaayeen isla wejiyadii aan Webi Kebaar agtiisa ku arkay, oo muuqashadooda iyo iyaga qudhooduba isku mid bay ahaayeen, oo midkood kastaaba hortiisuu qummaati ugu socday.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 10

arki Yexesqeel 10:22 macnaha guud