Yexesqeel 10:7 KQA

7 Oo keruubkii wuxuu gacantiisii u fidiyey dabkii keruubiimta dhexdooda yiil, oo intuu wuxoogaa ka soo qaaday ayuu gacantii kii dharka wanaagsanaa qabay ku riday, oo isaguna intuu soo qaaday ayuu baxay.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 10

arki Yexesqeel 10:7 macnaha guud