Yexesqeel 12:14 KQA

14 Oo kuwa hareerihiisa u jooga inay isaga caawiyaan oo dhanna waan u kala firdhin doonaa xagga dabaylaha oo dhan iyaga iyo guutooyinkiisa oo dhanba, oo seef baan ka daba qaadan doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 12

arki Yexesqeel 12:14 macnaha guud