Yexesqeel 14:6 KQA

6 Sidaas daraaddeed waxaad reer binu Israa'iil ku tidhaahdaa, Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Soo noqda, oo sanamyadiinna ka soo noqda, oo wejigiinnana waxyaalihiinna karaahiyada ah oo dhan ka sii jeediya.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 14

arki Yexesqeel 14:6 macnaha guud