Yexesqeel 15:4 KQA

4 Bal eeg, xaabo ahaan baa dabka loogu dhex tuuraa, oo dabka ayaa labadiisa madaxba dhammeeya, oo dhexdiisuna way gubataa. Miyuu in shuqul lagu qabsado wax u taraa?

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 15

arki Yexesqeel 15:4 macnaha guud