Yexesqeel 15:7 KQA

7 Oo wejigaygaan u soo jeedin doonaa. Dabkay ka dhex bixi doonaan laakiinse dabku wuu baabbi'in doonaa; oo idinkuna waxaad ogaan doontaan inaan anigu Rabbiga ahay, markaan iyaga wejigayga u jeediyo.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 15

arki Yexesqeel 15:7 macnaha guud