Yexesqeel 19:9 KQA

9 Oo intay qabatooyin ku qabteen ayay khafas ku rideen, oo boqorkii Baabuloon bay u keeneen, oo waxay ku rideen qalcado xoog badan si aan codkiisa mar dambe buuraha reer binu Israa'iil looga maqlin.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 19

arki Yexesqeel 19:9 macnaha guud