Yexesqeel 20:1 KQA

1 Oo sannaddii toddobaad, bisheedii shanaad, maalinteedii tobnaad ayaa odayaashii reer binu Israa'iil qaarkood u yimaadeen inay Rabbiga wax weyddiistaan, oo hortayday fadhiisteen.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 20

arki Yexesqeel 20:1 macnaha guud