Yexesqeel 21:12 KQA

12 Wiilka Aadamow, qayli oo barooro, waayo, waxay ku kor dhici doontaa dadkayga, oo waxay ku kor dhici doontaa amiirrada reer binu Israa'iil oo dhan. Iyaga iyo dadkaygaba seeftaa loo dhiibay. Haddaba sidaas aawadeed bowdadaada u dharbaax.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 21

arki Yexesqeel 21:12 macnaha guud