Yexesqeel 21:14 KQA

14 Haddaba sidaas daraaddeed, Wiilka Aadamow, wax sii sheeg, oo sacabbada isku dhufo. Seeftu saddex jeer ha dhacdo, taasoo ah seefta wax lagu laayo, oo kan weyn laysa oo gelaysa xataa qolladahooda.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 21

arki Yexesqeel 21:14 macnaha guud