Yexesqeel 23:10 KQA

10 Kuwaasu cawradeedii bay soo bandhigeen, oo waxay qaateen wiilasheedii iyo gabdhaheedii, iyadiina seef bay ku dileen, oo magaceediina magac xun buu dumarka dhexdiisa ku noqday, waayo, xukummo baa lagu soo dejiyey.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 23

arki Yexesqeel 23:10 macnaha guud